Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Hawiye codsina u diray (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada labada ee aqal ee kasoo jeeda Beesha Hawiye. Kulanka ayaa ahaa mid uu dalbaday Ra’isul Wasaaraha magacaaban, waxa uuna Xildhibaanada uu la kulmay Mr Rooble ka codsaday in ay codka kalsoonida siiyaan sidoo kale taageeraan Xukuumada … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Hawiye codsina u diray (Sawirro)